Golaha Wakiillada Maamulka Somaliland oo ansixiyey heshiiskii dekeda Berbera (Akhriso)

Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ayaa ansixiyey heshiiskii lagu qeybsaday saamiga maalgeshiga dekeda Berbera ka dib kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Hargeysa. Qoraal uu soo saaray golaha wakiilada Somaliland ayaa sidoo kale lagu cambaareeyey go’aankii shalay ka soo Baarlamanka federaalka Somalia ee dalka looga mamnuucay shirkadda DP World ee dalka Imaaraatka Carabta. War-saxaafadeedka ka soo … Continue reading Golaha Wakiillada Maamulka Somaliland oo ansixiyey heshiiskii dekeda Berbera (Akhriso)